Friday 19 October, 2018

DHEGAYSO-Ciidamadii Fariisimada Ku Sugnaa oo Bilaabay Inay Taliska u Hanjabaan iyo Taliyaha Guud oo u Digey.

Xilli muddooyinkii ugu dambeeyey ciidamada lagu darayey malayshiyaad laga qoray beelaha kala duwan si loo qarameeyo ayna qyab uga noqdaan ciidanka ayaa waxaa taliska guud ee ciidanku wuxuu ka dhawaa jiyey in ciidanka qaar ay shacabka dhibaato kuhayaan, wuxuuna tilmaamay inaan loo baahnayn ciidan shacabka iyo taliskaba u hanjabaya.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA GEN

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: