Friday 19 October, 2018

DHEGAYSO-Ciidamadii Ku Sugnaa Fariisimada oo Soo Buux Dhaafiyey Waddooyinka Caasimadda iyo Khilaaf Taagan.

Dadka shacabka ah ee kunool magaalada Caasimadda ah ayaa waxaa soo wajahday cabsi xoogan oo ay ka qabaan ciidamo ku lebisan dhar kala gedisan oo ka soo baxay xeryihii ay ku sugnaayeen kuwaasi oo lagu arkayo qaar kamid ah waddooyinka magaalada.

Ciidamadaan oo ka amar qaata taliyayaal kala duwan ayaa la sheegay inay horay ugu sugnaayeen fariisimo gaar ah oo dowladdu ku ururisay waxaana ay hadda soo buux dhaafiyeen magaalada iyadoona dadku ay aragtiyo kala duwan ka bixinayaan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: