Friday 19 October, 2018

DHEGAYSO-Shacabka Garoowe oo Fariin Kulul U Diray Madaxweyne Gaas,”Heshiis Ma Rabnee Dagaalka Qaad”.

Bulshada kunool magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa ka hadlay aragti ahaan dadaalada nabadeed ee Urur IGAD, Qaramada Midoobe iyo Beesha Caalamku ay ka dhex wadaan Puntland iyo Somaliland si xal waara looga gaadho xiisadaha ka aloosan gobolka Sool, waxaana ay sidoo kale ka hadleen kulankii ku dhex maray isimadda dhaqanka deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn magaalada Garoowe iyo Urur Goboleedka IGAD.

HALKAAN RIIX SI AA U DHEGAYSATO CODAD

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: