Friday 17 August, 2018

DHEGAYSO-Xiisad u Dhexaysa Liyu Boliska iyo Ciidanka Itoobiya oo Ka Taagan Dhagax Buur iyo Qax Ka Bilowday.

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya gaar ahaan magaalada Dhagax Buur ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhexaysa ciidamada Milatariga Kenya iyo kuwa dowlad deegaanka DDSI ee Liyuu Booliska.

Waxaa laga cabsi qabaa dagaal halkaasi ka qarxa waxaana durba dadku bilaabeen inay ka cararaan goobaha ay ciidanku isku horfadhiyaan walow ay waan waan wadaan odayaasha dhaqanku.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: