Friday 19 October, 2018

DAAWO-Madaxtooyada Puntland oo War Ka Soo Saartay Ammaanka Dalka iyo Ciidanka Puntland oo La Amray Inay Qabtaan.

Golaha wasiirada dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaaday in ammaanka guud ee Puntland uu yahay mid adag isla markaana ciidanka ammaanka iyo kuwa difaaca ee dowladda Puntland ay diyaar u yihiin ilaalinta xuduudaha iyo ammaanka guud ee Puntland.

Xukuumadda Puntland ayaa shaacisay in ciidanka Puntland amar lagu siiyey inay gacan bir ah ku qabtaan cidkasta oo isku dayaysa inay waxyeelayso ammaanka Puntland ama isku dayda inay ku soo xad gudubto xuduudaha Puntland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: