Friday 19 October, 2018

DEG DEG (DHEGAYSI)-Ciidamada oo Maanta Ka Guurey 3 Xero Kaxaystayna 5 Gaari oo Somaliland Lahayd iyo 2 Dadka Deegaanka ah.

Wararkkii ugu dambeeyey ee ay helayso shabakadda wararka ee Puntlandnews ayaa sheegaya in ciidamadu ay banneeyen ku dhowaad 3 xero oo ay lahaayeen, waxaana markii ay ka bexeen xeryaha ay ka xaysteen gacantana ku dhigeen 5 gaari oo Soomaaliland lahayd iyo 2 kale oo dadka deegaanku lahaayeen.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

One Response to "DEG DEG (DHEGAYSI)-Ciidamada oo Maanta Ka Guurey 3 Xero Kaxaystayna 5 Gaari oo Somaliland Lahayd iyo 2 Dadka Deegaanka ah."

  1. Haliye says:

    Kooxihii Gaas beenta iyo buunbuuniska u qori jiray oo webpage-kan ku jiro oo isku dhex yaacay, ayaamaa u haray.

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: