Friday 19 October, 2018

DHEGAYSO-Cali Xaaji Warsame oo Codsi Muhiim ah u Diray Madaxweynaha Puntland Xusuusiyeyna 2014.

Musharaxa madaxweynaha Puntland ee Doorashada 2019 Cali Xaaji Warsame ayaa fariin muhiim ah u diray madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, wuxuuna xusuusiyey in isagu hadda kujiro booskii uu musharixiinta madaxweyne Gaas kaga jirey 2014.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: