Friday 17 August, 2018

DHEGAYSO-Masuul Katirsanaa DFS oo Fashiliyey Cidda Ka Dambaysa Dagaalka Tukaraq Kana Farxiyey Shacabka SSC.

Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa ka shifay cidda ka dambaysa dagaalka Tukaraq, wuxuuna sheegay in shacabka kunool gobolka Sool ay yihiin dad reer Puntland ah oo Soomaaliland ku soo duushey.

Musharax ayaa sheegaya in madaxwynaha Soomaaliland Muuse Biixi uu yahay nin weyn oo jamhada yaqaana cawaaqib xumada iyo dhibaatada ka imaan kadha dagaal sokeeyo oo uu ka huriyo xilligaan gudaha Soomaaliya.

Wuxuu tilmaamay in dagaal iyo xabad uusan xal kujirin haseyeeshee xalka ugu wayni uu yahay in Muuse Biixi uu ciidamadiisa kala boxo deegaanka Tukaraq iyo guud ahaan dhulka kale ee ay kaga sugan yihiin Puntland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: