Friday 17 August, 2018

DHEGAYSO-Musharaxad Jamiilo oo Digniin u Dirtay Ciidanka Somaliland,”Uma Dulqaadanayo Inaa Garoowe Inta U Jirtaan”.

Jamiilo oo kamid ah musharaxiinta u sharaxan xilka madaxtinimada Puntland ee doorashada 2019 ayaa wax aan loo dulqaadan karin ku sheegtay ciidamada Soomaaliland ee ku sugan deegaanka Tukaraq iyo deegaamada kale ee gobolka Sool.

Waxa ay sheegtay in Soomaaliland ay Garoowe u jirto in yar loona baahan yahay in tallaabo deg deg ah laga qaado ayna qayb ka tahay sababaha ku kallifay inay isu sharaxdo si loo ilaaliyo ammaanka iyo sugnaan shaha xuduudaha Puntland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO DIGNIINTA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: