Friday 19 October, 2018

DHEGAYSO-Somaliland oo Durba Ka Baxday Heshiiskii Beesha Caalamka iyo Dagaal Ka Bilowday Tukaraq.

Maamulka Soomaaliland ayaa durba ka baxay heshiiskii hordhaca ahaa ee uu urur goboleedka IGAD, UNSOM iyo UK ee ku aaddanaa in waanwaan ay deegaanka Tukaraq kala galaan Puntland iyo in xabad joojin laga sameeyo deegaankaasi inkastoo aysan Puntland weli aqbalin.

Maamulka Soomaaliland ayaa ka baxay heshiiskaasi waxaana ciidamada maamulkaasi ay durba bilaabeen inay weeraro Qorshaysan ku soo qaadaan ciidanka Puntland ee ku sugan furimaha dagaalka kaasi oo muujinaya inaysan nabad marna diyaar u ahayn.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: