Thursday 16 August, 2018

DAAWO-Oromadii Ugu Badnayd oo La Hubeeyey Kuna Biirtay Dagaalka Tukaraq.

Xilli ay aloosan tahay xiisad u dhexaysa qoomiyadaha Oromada iyo Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa la shaaciyey in rag katirsan qoomiyadda Oromada ay ku biireen dagaalka u dhexeeya Puntland iyo Soomaaliland kadib markii la ciidameeyey laguna daray ciidanka ku sugan furimaha dagaalka.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA CADAYNTA

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa warbaahinta u soo bandhigay xog la xiriirtay tirada ciidamada maamulka Soomaaliland ee ku sugan qabaa’ilada ay ka soo jeedaan iyo cududa Oromada.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: