Thursday 16 August, 2018

DHEGAYSO-Puntland oo Garoowe Kaga Dhawaaqday Xilliga Xildhibaanada La Xulayo iyo Waqtiga Doorashada.

Xilli ay bulshada kunool magaalada Garoowe iyo guud ahaan Garoowe ay siweyn u hadal hayaan arrimaha doorashada kadhici doonta caasimadda iyo soo xulista xildhibaanada ayaa waxaa dowladdu shaacisay waqtiga la soo xulayo xildhibaanada iyo xilliga ay doorashadu qabsoomi doonto oo ku-xigi doona.

HALKAAN KA DHEGAYSO CODKA DOWLADDA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: