Friday 19 October, 2018

DHEGAYSO-Xasan Sh Maxamuud oo Muqdisho Ku Wajahan Kuna Dhawaaqa Qorshe aan Ka Farxin Doonin Farmaajo.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan katirsan barlamaanka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo muddooyinkii ugu dambeeyey ku sugnaa wadanka Turkiga ayaa lafilayaa inuu maalmaha foodda nagu soo haya soo gaaro magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya.

Xasan Sheekh Maxamuud oo diyaar garawga soo dhoweyntiisa laga dareemayo Muqdisho ayaa waxaa socdaalkiisa xogo hoose oo aanu ka helnay ay sheegayaan inuu daaran yahay u jeedooyin kala duwan waxaana idiin soo gudbinaynaa warbixin ka hadlaysa u jeedka socdaalkiisa.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO WARBIXINTA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: