Thursday 18 October, 2018

WAR DEG DEG AH-Dowladda Puntland oo Garoowe Kaga Dhawaaqaysa War Shacabku Sugayeen.

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu saaka ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa sheegaya in dowladda Puntland ay ku dhawaaqayso natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee fasalada 8aad ee Puntland.

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa waxa ay Garoowe kaga dhawaaqaysaa natiijada Imtixaanka oo dhowaan la soo gabagabeeyey sixitaankiisa sida ay Puntlandnews u xaqiijiyeen saraakiil wasaaradda katirsan.

Dowladda Puntland ayaa dhowaan shaacisay natiijada imtixaankii shahaadiga ahaa ee fasalka 12aad ama form fourka oo qayb ka ahaa 15,000 oo arday kuwaasi oo u fariistay imtixaanka 8aad iyo 12aad ee sanad dugsiyeedka 2017 Ilaa 2018.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: