Tuesday 16 October, 2018

MUUQAAL-Maxaad Ka Taqaanaa Hogaamiyayaasha Adduunka Ugu Ilaalada Adag Yaase Hogaaminaya?

Kulan wanaagsan xubinteena nasashada Jimcada ee Maanta waxaan ku eegi doonaa muuqaal aad qariib kuugu ah aadna la cajabi doonto oo ka turjumaya hogaamiyayaasha ugu ilaalada adag, ugu ammaanka badan ama aadka looga taxadaro adduunka xilligaan.

Waxaa ugu horreeya xilligaan madaxweynayaasha dalalka aan xiriirka wanaagsan lalahayn Maraykanka kuwaasi oo inta badan ka cabsi qaba in shacabkooda uu ku soo dhex dhuunto caadaqaate cadawgu soo adeegsadey.

Hogaamiyaha ugu horeeya muuqaalkaan sida aad wada filaysaan waa madaxweynaha waqooyiga Kuuriya Kim Jong-un, madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, ra’iisul wasaaraha Japan Shinzō Abe, boqoradda aad ee UK iyo shaqsiyaad kale.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: