Tuesday 18 September, 2018

Ma Tahay Qofka Xiiseeya Arimaha Jaceylka Iyo Qoyska , Xariir Jaceyl Ma Ku Jirtaa ,Website Ku Anfacaya Ayaa Hawada Soo Galay ,Nasteexa.com Booqo

Dhammaan dadka Soomaaliyeed,gaar ahaan dhallinyarada,Gabdhaha, Wiilasha iyo guud ahaan Lamaanaha is-jecel,ama isqaba waxaa loogu bishaareynaa in uu hawada soo galay Website lagu magacaabo Nasteexa.com oo ka hadlaya arrimahan:

1- Kobcinta Qoyska Iyo Jaceylka

2-Fariimaha Jaceylka,geeraaro iyo erayada lagu soo jiito Jaceylkaaga ama kuwa daadiska ah.

4- Talooyin Jacey, Sheekooyin Jaceyl taxane ah , xikmado iyo talooyin iyo Nolosha Lamaanaha

Website-kan www.nasteexa.com waxaa qoraya wariyeyaal Soomaali ah oo ku xeel-deer arrimaha bulshada iyo qoyska

Ku taxnow oo mar waliba booqo,Nasteexa.com, si aad aad u noqoto khabiir nololeed una sii gudbi asxaabtaada

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: