Wednesday 19 September, 2018

DAAWO-Ciidanka Somaliland oo Qabsaday Goobo Muhiim ah iyo Masuuliyiin Ka Khudbeeyey.

Ciidamada maamulka Soomaaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa qabsday goobp muhiim u ahaa maamulkaasi isla markaana ay in dhowaalahaan diyaar garaw ugu jireen.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Masuuliyiin katirsan maamulka Soomaaliland ayaa gaarey fariisimadaasi isla markaana warbaahinta u soo bandhigay qaabkii ay Soomaaliland dib ugu qabsatay iyo qorshaha uga deggan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: