Tuesday 18 September, 2018

DAAWO-Culimada Xerta oo Masaajidka Jamaca Garoowe War Culus Kaga Dhawaaqay iyo Dagaalkii Ugu Cuslaa..

Xilli xiisado culus iyo xaalad culus oo dagaal ay ka aloosan tahay gobolka Sool isla markaana culimaa’udiinka qaar ku dhawaaqeen in aysan faraha lageli doonin arrimaha dagaalka maadaama Puntland iyo Soomaaliland ay ka diideen waanwaan ay wadeen ayaa waxaa hadda hadlay culimada xerta.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Qaar kamid ah culimaa’udiinka Xerta ayaa warfidiyeenka muuqaal kooban ku siiyey Masaajidka Jaamaca ee magaalada Garoowe, waxaana ay ku nuux nuuxsadeen war ku aadan xaaladda gobolka Sool iyo dagaalada soo cusboonaaday iyagoona ku baaqay in hubka  culus..

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: