Wednesday 19 September, 2018

DAAWO-Madaxda Puntland Ka Socda oo Gaarey Furimaha iyo Ciidamo Lakal Raray Kadib Heshiis.

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno goobihii ciidamadu ay isku horfadhiyeen ayaa sheegaya in halkaasi ay gaareen isimo, saraakiil ciidan iyo masuuliyiin dowladda Puntland katirsan.

Madaxda Puntland, saraakiisha ciidanka iyo isimada gaarey fariisimada ayaa ku dhawaaqay in xal laga gaarey colaaddii taagnayd isla markaana ciidamada lakala qaado lana fulin doono heshiis dhowr qodob ka kooban oo la gaarey.   HALKAAN KA DAAWO KALA QAADISTA SOCOTA

HALKAAN KA DAAWO KALA QAADISTA SOCOTA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: