Wednesday 19 September, 2018

DAAWO-Puntland oo War Ka Soo Saartay Dhismaha Laamiga Jalam Ilaa Galkacyo iyo Musuq Maasuq

Golaha wasiirada dowladda Puntland oo isugu yimid shir aan caadi ahayn oo uu shir gudoominayey madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa laga soo saaray war ku aadan dhismaha wadada laamiga ah ee isku xidha Garoowe iyo Galkacyo.

DAAWO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: