Wednesday 19 September, 2018

DEG DEG+AKHRISO-Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii aan Caadiga ahayn ee Golaha Wasiirada Puntland.

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shir gudoomiye kulan aan caadi ahayn oo ay maanta yeesheen golaha xukuumadda Puntland loogana hadlayey arrimo xasaasi ah oo quseeya Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya.

Shirkaan aan caadiga ahayn ayaa intii uu socday waxaa dood dheer laga yeeshay arrimaha Amniga Puntland, waxaana lasoo qaaday warar kala gedisan.

Golaha wasiirada ayaa ka hadlay Mashruuca fashilmay ee wadada Gaalkacyo & Garoowe,  waxay sheegeen in wadadaas wax laga qabtay 40KM oo kamid ah oo hadda Laami la saarayo, taasna ay cadeynayso in aysan fashilmin wadada.

HOOS KA AKHRISO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: