Wednesday 19 September, 2018

VIDEO-Siyaasiyiintii Garoowe oo Si Kulul Uga Hadlay Khilaafyada Taagan Go’aamada Gaas.

Qaar kamid ah siyaasiyiinta iyo waxgaradka ka soo jeeda gobolka Nugaal oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa ay si kulul uga hadleen qaar kamid ah shacabka Garoowe oo mucaaraday go’aamada shirkii Kismaayo iyo arrimo kale.

Siyaasiyiintaan ayaa waxa ay ka hadleen arrimaha federalka, khilaafka kala dhexeeya xukuumadaha dowlad goboleedyada iyo mucaaradka ku furan madaxweyne Gaas iyo xukuumaddiisa xilligaan oo ah waqti kala guur ah.

HALKAAN SI AAD U DAAWATO MUUQAAL RIIX

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: