Wednesday 19 September, 2018

DAAWO-Furimihii oo Caawa Haawanaya iyo Ciidamo Badan oo Ka Baxay Galabta Kadib Markii..

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu caawa ka helayno furimaha dagaalka ayaa sheegaya in qaar kamid ah fariisimadii ciidanku ay haawanayaan kadib markii maanta ilaa galabta maqribkii ay banneeyeen ciidamadii ku sugnaa deegaamdaasi.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Saraakiil katirsan ciidamada oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa ka gaabsaday inay faahfaahin dheeraad ah ka bixitaanka fariisimada ay ku sugnaayeen waxaana caawa laga cabsi qabaa inay ku soo durkaan ciidamo badan oo kulaalaya.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

One Response to "DAAWO-Furimihii oo Caawa Haawanaya iyo Ciidamo Badan oo Ka Baxay Galabta Kadib Markii.."

  1. Garowe says:

    Ciidamadee? Furimahee? Maxaad bal dadka u sheehteen

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: