Wednesday 19 September, 2018

DAAWO-Maxaa Kala Socotaa Xogta Kulankii Farmaajo iyo Cagjar Xilli Cabdi Iley Xaalad Kujiro.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) .

HALKAAN KA DAAWO KULAN LABADA DHINAC

Kulankaan ayaa diiradda lagu saaray wada shaqeynta dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo Maamulka dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya.

HALKAAN KA DAAWO KULAN LABADA DHINAC

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: