Wednesday 19 September, 2018

DAAWO-Nin Somali ah oo Islaantiisu Arrimo Anshax Xumo ah Ka Faafisay oo Muuqaal Soo Duubay.

Haweeney Soomaaliyeed ayaa dhowaan shaaca ka qaaday arrimo fool xumo ah oo ay sheegtay inay ku aragtay ninkeeda ah oo ah muwaadin Soomaali ah oo ay kuwada noolaayeen dalka dibadiisa kahor inta aysan kala tegen oo aysan isku dhicin.

Haweeneydaan ayaa shegtay inay guriga ugu soo gashay ninkeeda oo samaynaya falal anshax xumo ah isla markaana xad gudub jinsi ah ay isku samaynayaan nin kale sida ay hadalka u dhigtay gabadhaasi u dhaxdey ninkaasi Soomaaliyeed.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Haddaba ninka ay u dhaxdey gabadhaasi ayaa markii ugu horaysay si cad u soo hadlay soona fariistay warbaahinta isagoo banaanka soo dhigay wax kasta oo ku saabsan arrimahaasi waxa kajira iyo sida ay hadda xaaladdu tahay ama sababaha keenay.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: