Tuesday 18 September, 2018

DAAWO-Wasiiro iyo Waftigii Ugu Cuslaa ee Somaliland oo Gaarey Furimaha Dagaalka Gobolka Sool Kuna Dhawaaqay.

Gobolka Sool gaar ahaan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa weli ka aloosan xiisad colaadeed oo u dhexaysa Puntland iyo Soomaaliland waxaana halkaasi ku sii qulqulaya ciidamo iyo wafuud ka kala socota labada maamul, waxaana u dheer colaad u dhexaysa beelo walaalo ah oo deegaanka Dhummay ka soo cusboonaatay.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Wafti u badnaa wasiiro katirsan xukuumadda Muuse Biixi iyo saraakiil ciidan ayaa gaarey deegaamo katirsan gobolka Sool gaar ahaan furimaha hore ee dagaalka oo ay kuyeesheen kulamo xasaasi ah, waxaana weli laga cabsi qabaa dagaal iyo weeraro ka dhaca deegaanka.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: