Tuesday 18 September, 2018

DHEGAYSO-Kacdoon Bilowday Xilli Xasan Sheekh iyo Beeshiisu Dagaal Muqdisho Kaga Dhawaaqeen.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay xildhibaano, wasiiro iyo oday dhaqameed katirsan beesha Mudulood oo uu ka soo jeedo.

Kulankaan oo ahaa mid warbaahintu dibad joog ka ahayd ayaa xubno ka qaybgalay ay sheegeen in beeshu ay ku go’aamisay qodobo xasaasi ah layskuna afgartay in dagaal culus ay qaado beeshu isla markaan ay xoraysato dhulkeeda.

HALKAAN RIIX SI AAD U MAQASHO COD

Kulankaan iyo kulamo lamid ah oo ka dhacay Nairobi ayaa dadka siyaasadda gorfeeya kutilmaameen kacdoon ka dhan ah dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

HALKAAN RIIX SI AAD U MAQASHO COD

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: