Wednesday 19 September, 2018

MUUQAAL-Madaxweyne Gaas oo Jeediyey Khudbad 20 Daqiiqo Ka Badan Dhinacyo Badana Weeraray.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta jeediyey khudbad xasaasi ah oo socotey in ka badan 20 daqiiqo isla markaana uu kaga hadlay dhinacyo badan.

Madaxweyne Gaas ayaa waxa uu siweyn u gorfeeyey arrimaha doorashooyinka Puntland ee sanadka dambe, dimuquraadiyadda, doorasho qof iyo cod ah oo Puntland ka dhacda, arrimaha doorashada Soomaaliya ee 2020, caqabadaha dowladdiisa ka haysta.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Wuxuu sidoo kale ku dheeraaday doorashada Puntland iyo qaabka ay noqon doonto, wuxuuna weerar ku qaaday dhinacyo dhowr ah mudadii uu kujirey jeedinta khudbaddaan xasaasiga ah.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: