Wednesday 19 September, 2018

VIDEO-Faahfaahin Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaysa Wasiiradii Ugu Badnaa Somaliland oo Isku Shubay..

Xukuumadda Maamulka Soomaaliland ee uu hogaamiyo madaxweyne Muuse Biixi ayaa wadey qorshayaal ay kula tacaalayso mucaaradka gudeheeda kaga abuurmay dagaalka kadhan ka ah Puntland, jabhadda Caarre iyo xaalado soo food saaray waxaana wasiiradii ugu badnaa ay hadda isku shubeen magaalada..

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: