Wednesday 19 September, 2018

WAR DEG DEG AH-Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Saaka Magaalada Garoowe Kaga Dhawaaqaya.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland waxaa lagu wadaa inuu ka daahfuro shir ballaaran oo lagu soo bandhigayo macluumaad laga diyaariyey Puntland.

Mashruucaan uu daahfurayo madaxweynaha dowladda Puntland ayaa waxaa lagu soo bandhigayaa macluumaad si madax banaan looga diyaariyey qaar kamid ah degmooyinka gobolada kala duwan ee dowladda Puntland ay ka kooban tahay.

Shirkaan muhiimka ah ayaa waxaa maamulada degmooyinka iyo dowladda dhexe loogu baahin doonaa waxyaabaha ka dhiman degmooyinka dowladda Puntland si sanadka cusub ee 2019 ay degmooyinku qorshohooda ugu daraan baahiyahaasi.

PUNTLANDNEWS.NET

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: