Tuesday 18 September, 2018

DAAWO-Madaxweyne Gaas oo Caddeeyey Sababta uu U Hirgelin Waayey Doorasho Qof iyo Cod ah iyo Cida Fashilisay.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiwe Maxamed Cali Gaas ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey sababihii xukuumadda uu hogaamiyo ay ugu guuldaraysatay inay Puntland ka hirgeliso hanaanka doorasho ee hal qof iyo hal cod iyo ciddii ka dambaysay inuu fashilmo hanaankaasi.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Madaxweyne Gaas ayaa aad ugu dheeraaday caqabadihii ugu waaweynaa ee ka horyimid, shaqsiyaad, hayaddo iyo dhinacyo ay waxba dhankooda ka socon waayeen isla markaana ka aqbali waayey damicii Puntland iyo qorshaha xiga ee ay doonayaan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: