Wednesday 19 September, 2018

DEG DEG-Madaxweyne Gaas oo Goor Dhoweyd Madaxtooyada Ka Baxay Gaareyna Xarunta

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhoweyd ka soo baxay aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe si uu xariga uga jaro xarun muhiim ah.

Madaxweynaha dowlada Puntland ayaa xariga ka jaraya xarun cusub ee Garoowe ay ka dhisatay wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda dowladda Puntland.

Xariga jarka waxaa ku sugan wasiirka wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Cabdirashiid Maxamed Xirsi, saraakiil iyo shaqaale katirsan wasaaradda iyo madax kale.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: