Wednesday 19 September, 2018

DHEGAYSO-Mid Kamid ah Wasaaradaha Puntland oo 20 Sano Kadib Xarun Garoowe Ku Yeelatay iyo Gaas oo Sababta Sheegay.

Dowladda Puntland ayaa waxa ay dhowaan jirsatay 20 sano waxaana gaamuray shaqadoodana siweyn loogu ammaanay shacabka shaqooyinka ay hayaan wasaaradaha ugu muhiimsan ee Puntland.

Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Puntland oo kamid ah wasaaradaha ugu muhiimsan ee Puntland ayaa markii ugu horaysay xarun ka furatay magaalada Garoowe.

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa furay wasaaraddaasi isagoona sheegay inuu ku faraxsan yahay in xaruntii ugu horaysay ee wasaaradda laga furo Garoowe.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Haddaba maxay tahay sababta xarunta wasaaradda horay loogaga furi waayey magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, madaxweyne Gaas ayaa arrintaasi shacabka u iftiimiyey.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: