Wednesday 19 September, 2018

DHEGAYSO-Puntland oo Diyaarisay Ciidamo Dhanka Weerar Ka Qaadaya iyo Madaxweyne Gaas oo Loo Gudbiyey.

Dowladda Puntland ayaa diyaarisay ciidamo horleh oo ku gaashaaman gaadiidka badda iyo hubka fudud oo loo xil saarayo ammaanka badda gaar ahaan goobaha aysan badanaa ka howlgelin ciidanka badda Puntland ee PMPF.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Ciidaani oo wata doomo iyo laashash ayaa waxa ay hoostegayaan wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda ee Puntland waxaana loo gudbiyey madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: