Wednesday 19 September, 2018

DHEGAYSO-Xiisad Galabta Ka Taagan Furimaha iyo Ciidanka Difaaca oo Xansuuqay Macalin Quraan iyo Ardaydiisa.

War cusub oo goor dhoweyd naga soo gaarey furimaha dagaalka iyo fariisimada ciidanka ayaa sheegaya in ciidanka ku sugan halkaasi ay dileen macalin dugsi quraan iyo saddex kamid ahaa ardaydiisii.

HALKAAN RIIX SI AAD U MAQASHO CODKA

Dadka deegaanka ayaa aad uga argagaxay falkaasi xanuunka badan waxaana hubka urursaday malayshiyaad ka soo jeeda deegaanka oo haatan ku sugan agagaarka fariisimada ciidanka.

HALKAAN RIIX SI AAD U MAQASHO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: