Wednesday 19 September, 2018

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Wasiir Cusub Magacaabay iyo Jawaab Ka Soo Yeertay.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Mrs Saynab Ugaas Yaasiin u magacaabay wasiir ku-xigeenka wasaaradda maaliyadda dowladda Puntland.

Wasiiradda la magacaabay ayaa barteeda facebook ku soo dhoweysey xilkaan cusub ee loo magacaabay waxayna Alle ka bariday inuu u fududeeyo xilka adag ee loo dhiibey.

Wasiiradda cusub ayaa horay u soo qabatay xilal kala duwan oo ay kamid ahaayeen wasiirka haweenka Puntland iyo xilal kale waxaana ay xilka ka bedelaysaa duqa cusub ee degmada Boosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: