Tuesday 18 September, 2018

DAAWO-Nasashada Jumcada iyo Niiko Waali ah (Nadiiro Nayruus iyo Shaadiyo Sharaf oo Iskaabuladii Daadiyey”.

Kulan wanaagsan Jimca kariim dhammaan akhristayaasheena shabakadda wararka iyo madadaalada ee Puntlandnews xubinteenii Nasashada Jumcada waxaan maanta ku soo qaadanaa goor maa kuugu dambaysay ciyaaraha habluhu ciyaaraan ee dhaqanka Soomaaliyeed gaar ahaan Niikada asturan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Waa Nadiiro Nayruus iyo Shaadiyo Sharaf oo barbar u seexiyey iskaabuladii ka qaybgashay bandhig aroos oo ka dhacay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya.HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: