Tuesday 18 September, 2018

DEG DEG+DHEGAYSI-Mid Kamid ah Saraakiishii Furimaha Ku Sugnaa oo Geeriyoodey iyo Gaari Gubanaya.

War deg deg ah oo goor dhoweyd naga soo gaarey fariisimada ciidanka ayaa xaqiijinaya geerida Allaha u naxariistee mid kamid ah saraakiishii ugu saraysay ee ciidamada difaaca ku sugan furimaha dagaalka, kadib markii gaari uu saarnaa uu gubtey.

Mid kamid ah madaxda dowladda oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa waxa uu si rasmi ah u xaqiijiyey geerida Allaha u naxariistee sarkaalkaasi iyo qaabkii wax u dheceen.  HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: