Tuesday 18 September, 2018

DEG DEG+VIDEO-Buuhoodle oo Dhaawucu 4 Qof Marayo iyo Shacabka oo Hubka Boobay.

Ilaa hadda inta la xaqiijiyey magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa dhaawucu wuxuu marayaa afar qof oo shacab ah iyadoona dadka shacabka ah ee kunool magaaladaasi iyo ciidamada deegaanku ay hubka boobeen si ay isaga difaacaan.  HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: