Wednesday 19 September, 2018

DHEGAYSO-Cabdi Maxamuud Cumar oo Si Xun Loo Garaacay Kadibna Maxkamad Maanta Lakeenayo.

Madaxweynihii hore ee dawlad deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta la horkeenayaa maxkamadda 19aad ee Federaalka Itoobiya, ee fadhigeedu yahay magaaladda Addis Ababa.

Mudane Cabdi Maxamuud Cumar hore waxaa loo haystaa eedo ay kamid yihiin ficilo argagixiso iyo falal kale oo kabaxsan Xaquuqda Aadanaha.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Dacwadaha kale ee la ogaaday saaka in lasoo oogayo waxaa kamid ah in uu kiciyey Urur dhalinyarro oo magacooda lagu sheegay HEEGO, oo ahaa taageerayaashiisa gaarka ah.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: