Tuesday 18 September, 2018

DHEGAYSO-Gaas oo Farriin Muhiim ah u Diray Reer Puntland Xilli Bilo Kooban Ka Hareen Xil Hayntiisa.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Puntland loo doortay January 2014 ayaa waxa uu farriin muhiim ah u diray shacabka Puntland meel kastoo ay joogaan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Madaxweyne Gaas ayaa waxaa mudada xil haynta uga haray bilo kooban mana shaacin ilaa hadda inuu kamid yahay musharixiinta u taagan xilka madaxtinimada Puntland ee doorashada 2019.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

2 Responses to "DHEGAYSO-Gaas oo Farriin Muhiim ah u Diray Reer Puntland Xilli Bilo Kooban Ka Hareen Xil Hayntiisa."

  1. Cirsan says:

    Sadex was no h
    1.Dr Gas waqti waa xun yahay , haka tagin shacabka puntland
    2.shacabka puntland majiro ilaa Cid idiin dhaanta Dr Gas, xiriirka dibadda iyo dismaha Dalka oo 24 Saac uu utaagan yahay. Yuusan idinka tagin
    3.musharaxiin xilka madaxtooyada utaagan
    Xaq ayaad uleedihiin inaad isu taagtaan xilka as , laakiin puntland waxay kujirtaa , xaalad khatar, waqti khatar ah oo Mouse Biixi colaad la yimid, wax xariir dibadeed oo aad leedihiin majiro , awoodiina ma ogi, Mashaariic badan oo qabyaa ayaa idin hortaal , colaad ayaa idin hortaal , waxaad afkiina kula dhici waydeen
    , Puntland Kuma baboona isbadal madaxtooyo inta xasilooni loo soon hoyin oo colaada Biixi laga fogayn dhulka uu muranka
    Galiyey
    Waa talo hadaad Gas xilka kusoo celisaan , oo shacabka seexan la , kalsooni kusoo celisaan.
    Waa nasiib daro , hadaad doorataan qof aan waxba u Gali Karin shacabka iyo Dalka puntland, mas uuliyad ayaa Ina saaran , wada tashi iyo talo gaar ayaa maanta loo baahanyahay

  2. Cirsan says:

    Sadex waano ah
    Arag qoraalkii hore

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: