Tuesday 18 September, 2018

VIDEO-Deegaamo Katirsan Somaliland oo Lagu Kala Cararay iyo Ajaaniib Buuro Dhan Raranaya.

Deegaamo katirsan maamulka Soomaaliland ayaa maalmihii ugu dambeeyey waxaa ka soo yeeraysa qaylo dhaan baahsan oo ay dadka shacabka ah ka muujinayaan dad iyo shirkado ajaaniib ah.

Odayaasha, waxgaradka iyo dhalinyarada deegaanka Fiqi Ayuub ee maamulka Soomaaliland kana mid ah dhulka macdanta hodonka ku ah ayaa qaylo dhaan ka muujiyey sida xaaladu tahay.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Dadkaan ayaa sheegaya in shirkado ajaaniib ah oo maamulka Muuse Biixi ogolaansho siiyey inay khayraadka iyo macdanta ka daabulanayaan buuraha kuyaal deegaankaasi.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: