Tuesday 18 September, 2018

VIDEO-Muuse Biixi oo Bilaabay Tallaabooyin uu Ku Soo Jiidanayo Quluubta Shacabka Sool iyo Sanaag+Puntland.

Bilihii ugu dambeeyey deegaamo katirsan maamulka Soomaaliland gaar ahaan gobolada Bariga waxaa laga dareemayey kacdoon ka dhan ah xukuumadda Soomaaliland ee uu majaraha u hayo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

hALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Haddaba xukuumadda oo ka duulaysa arrintaasi ayaa bilowday qorshayaal muhiim ah iyo tallaabooyin ay ku doonayso inay ku soo jiidato quluubta shacabka kunool gobolada Sool iyo Sanaag.

hALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

One Response to "VIDEO-Muuse Biixi oo Bilaabay Tallaabooyin uu Ku Soo Jiidanayo Quluubta Shacabka Sool iyo Sanaag+Puntland."

  1. Haliye says:

    GAAS baa dhegaha is tiray nimankiina waa soo durkayaan maalinba maalinta ka dabeysa.

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: