Tuesday 18 September, 2018

VIDEO-Muuse Biixi oo Loo Hanjabey iyo Doorashadii Somaliland oo Halis Kujirta.

Soomaaliland ayaa waajahaysa xaalad adag tan iyo markii uu xilka madaxtinimada qabtay madaxweynaha xilligaan, waxaana uu faraha lagalay dagaalo ka dhan ah Puntland, jabhado gudaha maamulkaasi ka aasaasmay dagaal beeleedyo, kacdoon ka dhashay tabashooyin shacab iyo arrimo lamid ah.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Madaxweynaha maamulka Soomaaliland ee xilligaan Muuse Biixi Cabdi ayaa loo diray hanjabaad xoogan oo ku aadan xaaladda deegaamada Soomaaliland iyadoona la sheegay inaysan suuragal ahayn in xilligaan doorashooyinkii la sugayey qabsoomaan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: