Tuesday 16 October, 2018

DAAWO-Maamo Malyuun oo Maanta Maxkamad La Soo Taagey Xukun Culusna Lagu Ridey+Xabsi ay..

Muddooyinkii ugu dambeeyey waxaa soo baxayey warar sheegaya in maxkamad la soo taagayo maamo Malyuun oo ah shaqsi caan ka ah baraha bulshada guud ahaana siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida iyo caalamka.

Maamo Malyuun oo lagu haystay arrimo la xiriira qeerar iyo afla-gaadho qoys ayaa shaacisay in maanta maxkad la soo taagey isla markaana xukun culus lagu ridey. HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO XUKUNKA

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO XUKUNKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: