Wednesday 19 September, 2018

DAAWO-Puntland Maxay Katiri Wafti Kayimid Muqdisho iyo Dhex Dhexaadinta Gudiga Senator Faroole.

PUNTLANDNEWS.NET (GAROOWE)-Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa waxaa ka bilaabanaya kulamo xasaash ah oo looga arrin sanayo khilaafka u hexeeya madaxda dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo madaxweynayaasha dowladaha xubnaha ka ah dowladda federalka ah ee Soomaaliya.

Haddaba gudoomiyaha barlamaanka dowlada Puntland Dr Axmed Cali Xaashi oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu ka hadlay socdaalka waftigaani iyo sida Puntland ay u aragto dhexdhexaadinta iyo xog raadinta ay wadaan gudigaani.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Gudigaan xildhibaanada ah ayaa waxaa gudoomiye u ah shaqadana qayb weyn ka qaadan doona madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: