Tuesday 16 October, 2018

VIDEO-Gabar Soomaaliyeed oo Guursatay Laba Nin oo Ajaaniib ah Waxbadana Ka Sheekaynaysa-LIVE.

Muddooyinkii ugu dambeeyey waxaa aad u soo kordhayey haweenka Soomaaliyeed ee guursanaya nimanka ajaaniibta ah ee isugu jira madaw iyo caddaanka, waxaana ay ka ka dhacday xitaa gudaha magaalada Garoowe.

Haddaba maanta waxaan idinla qaybsanaynaa haweeney Soomaaliyeed oo guursatay laba nin oo ajaaniib ah kaan sheekaynaysa nolosha labadaasi nin, farqiga u dhexeeya la noolaanshaha ajaaniibta iyo Soomaalida iyo arrimo kale.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Gabar Soomaaliyeed ayaa dhowaan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ku guursatay nin u dhashay dalka Maraykanka oo horay loogu eedey inuu dil geystey xilli uusan Islaam ahayn.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: