Tuesday 16 October, 2018

VIDEO-Sheekh Dabcasar oo Si Layaable u Soo Afmeeray Heestii Ha Ooyine Aamu.

Sheekh Cabdiraxmaan Dabcasar oo muddooyinkii ugu dambeeyey siweyn u qabsaday baraha bulshada gaar ahaan Facebook ayaa soo afmeeray heestii laga dabadhacay ee Ha Ooyine Aamu.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Heestaan oo dhalinyarada Soomaalidu aad ugu ciyaartay baraha bulshada sida Facebook, whatsapp, Snap Chat, Twitter iyo Instogram ayaa waxaa si layaableh usoo afmeeray Sheekh Cabdiraxmaan Dabcasar.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: