Tuesday 16 October, 2018

VIDEO-Farxiyo Fiska oo Baadiyaha Hargaysa Ku Baashaalaysa Fuushayna Dundumadii Sooraan+Reer Miyi Sigay Inuu..

Fanaanadda caanka ah ee Farxiya Fiska ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey ku sugan magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Soomaaliland waxaana ay ku damaashaadaysaa dhulbaadiye ah.

Waxa ay fuushay dundumo uu horay u soo fuulay jilaaga caanka ah ee Soomaaliyeed Sooraan Sugule, waxaana muuqaalkaan ku arkaysaa muuqaal ay dhalinyaro badan oo iskaabulo ah jeclaysteen. HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: