Tuesday 16 October, 2018

DEG DEG (DHEGAYSO)-Ciidamo Ku Sugnaa Jiidaha Hore oo Weerar Lagu Qaaday Gaadiid La Gubey iyo Dhimashada oo 10 Dhaaftay.

Wararkii ugu dambeeyey ee ku soo dhacaya warqabadka warbaahinta Puntlandnews ayaa sheegaya in khasaare xoogan uu ka dhashay weerar lagu qaaday gaadiid ku socdey fariisimo ay ku leeyihiin jiidaha hore ee dagaalka.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Inkastoo aysan jirin cid labada dhinac katirsan oo ka hadashay khasaaraha ka dhashay weerarkaasi haddana waxaa wararku sheegayaan in hal gaari oo nooca dagaalka ah uu gubtey ciidamo saarnaana ay dhinteen.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: